Jilaaga caanka ah ee Salman Khan oo lagu xukumay shan sano oo xabsi ah (Daawo Sawirro)

Maxkamada Magaalada Jaidpur ee dalka India ayaa saaka jilaaga aflaamta Bolywoodka ee Salman Khan ku riday xukun 5-sano oo xarig ah. Sidoo kale Salman Khan waxaa lagu ganaaxay 10,000 Rupees ($151) inuu bixiyo. Dacwadan oo ku dhowaad 20 sano soo jiitamaysay ayaa lagu soo oogay Salman Khan iyo jilayaal kale ka dib markii lagu eedeeyey … Continue reading Jilaaga caanka ah ee Salman Khan oo lagu xukumay shan sano oo xabsi ah (Daawo Sawirro)